6 Qodob Oo Kuu Sheegi Kara Inaad Ku Socoto Wadadi Guusha
Guul,
horumar, dhiirigelin, dadaal, wadada guusha, himilada, adkaysi, riyo
Inkastoo
guushu ay mararka qaar u muuqato inay meel fog ka jirto, hadana dadka ku socda
wadada guusha waxay leeyihiin astaamo gaar ah oo ka soocday. Hadii aad rabto
inaad hubiso in dadaalkaaga iyo himiladaada ay ku socdaan jidkii saxda ahaa
akhri 6 qodob ee hoose. Qodobadani waxay kaa caawin doonaan inaad ogolaato
halka aad joogto iyo sida aad u sii wadi karto horumarinta naftaada.
1.Adkaysi
Joogto ah
Adkaysi waa awooda aad leedahay marka
caqabado kaa hor yimaadaan inaad dib u kacdo oo aad mar kale isku daydo. Qofku
hadii uu adkaysi leeyahay:
.Wuxuu ka
bixi karaa jahawareer iyo niyad jab
.Mar kasta
wuu ka bogta guuldaradiisa
.Waxay ka
dhigtaa guushu mid macno leh
“Adkaysiga
waa sida laf-dhabarta guusha”.
2.Barashada
Khaladaadka
Qofka ku
socda wadada gusha ma arko khaladkiisa ilaa dhamaadka.’ Waa fursad
waxbarasho. Halkan waxa ku jira astaamo
.Dib u
eegis joogto ah oo ku saabsan waxyaabaha qaldamay
.Qaadashada
casharo ka sii haray khaldka
.Inaad mar
labaad tijaabiso fikradaha cusub
“Khalad
walba waa buug cashar ah oo kuu diyaarsan”
3.Yoolal
cad iyo Talaabooyin Yar -yar
Guulaha
waaweyn waxay ka bilaabmaan dadaal yar:
.Dejinta
yoolal cad (Tusaale qorshahaga malinle wa inaa sameysa 99%)
.Qaybinta
yoolka weyn wax qabasho yar-yar
.La
socoshada horumarka
Himiladada hadii ay tahy inaad Website cusub bilowdo,
ha ku mashquulin dhamaan hal mar-talaabo talaabo u soco.
4.Maskax
Furan iyo Dhiirigelin
Maskaxda
furan iyo dhiirigelinta joogtada ah ayaa ah furayaasha guusha:
.Aaminaad
joogto ah in la baran karo
.Raadinta
dhiirigelin cusub (buugaag, podcasts,mentors)
.Ka
fogaanshaha fikiradaha xadidan
“Maskax
furan ayaa kuu ogolaanaysa inaad aragto fursadaha halkii aad ka arki lahayd
caqabadaha”.
5.Ka
Baxitaanka Aaga xasiloonida
Horumar
dhab ah waxa uu ka dhashaa markaad isku daydo waxyaabo aanad aqoonin:
.Qaadashada
khataro xisaabsan
.Barashada
xirfado cusub
.La qabsiga
xaalado cusub
6.Xusida
Guulaha Yar-yar
Markaad xusto
guulaha yaryar:
.Waxaad
kordhisaa kalsoonida nafta
.Waxaad
kobcisaa dhiirigelinta
.Waxaad
abuurtaa dhaqan guul-doon
Gunaanad
Mudanayaal iyo
marwooyin. Hadii aad ku aragto astaamahan noloshaada, ogow inaad si dhab ah u
socoto wadadii guusha. Ku celceli qodobadani maalin kasta, kana dhig qayb ka
mid ah caadooyinkaaga, Riyadaada rumeyso, oo ha ka quusan, dadaalka
iyo adkaysiga ayaa kaa gaarsiin doona halka aad higsanayso,
Fariin
Dhiirigelin ah:
Xitaa hadii manta ay adkaato, beri waxay keeni kartaa fursad cusub. Ha sugin
guulaha waaweyn si aad u faraxsanaato- xusida guulaha yaryar ayaa kaa dhigi
doona inaad wado dheer ku raaxaysato,
Guul,horumar,
dhiirigelin, dadaal, wadada guusha, himilada, adkaysi riyo,
0 Comments