LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

The best place to start in life is right where you are now.”

 






Dadka inotada badan waxay sugayaan maalinta saxda ah furasadda saxda ah ama xaaladda saxda ah si ay noloshooda u heer uugarsiyaan .

Lakiin runta dhabta ah waa tan mesha ugu fican ee aad ka bilaabi karto waa halka aad hada joogto. Hadii aad Sugato waqtiga ugu wanagsan ama haboon  waxa luminaysaa fursado badan sida darted wa in aad hadda bilowdo safarkaaga guusha

Meesha ugu fican ee noloshaada ka bilaabi karto waa halka aad hadda joogto waxan halkan kuguso qoray qodobo muhiima ad ku oganayso inay tahay meseha aa hada jogto mesha ugu fican



1 Ha sugin maalinta ugu wanagsan -maanta ayaa kugu ficn: qof kasta wuxuleyahay riyooyin uu rabo inuu gaaro laakin dadka intooda badan waxay u maleynayaan in ay sugayaan waqti ugu fiican. Xaqiiqadduse waxa ay tahay majirto waqti ugu habbon “ manta wa fursada ugu fican e aad wax ku qabasankartto

Xaalad kasta oo aad ku sugan tahay halkaas ka bilow”

Dadka guulasytay waxay wax ku bilaabeen iyagoo aan heysan ax badan lkn dadaalkooda iyo joohtayntooda ayaa u horseeday guusha

2 Ka Faaidayso Waxaad Hada Haysato: ma u malaynaysa in aad u baahan tahay lacag badan ama fursao gaar ah si aad u bilowdo ?

Hadii aad eegto dadka guulaystay badankood waxay bilaabeen iyago haysan wax yar. Waxa muhiim ah inaad fahanto in aad wax badan qaban karto xita adigoon heysan wax walba

Tusaale ahaaan

ü  Hadii ad rabto inaad bilowdo ganacsi ama hormarkale ka bilow wax yar intii aad sugi lahayd maalgalin wayn

ü  Hadii aad rabto inaad wax barato bilow adigoo isticmaalaya internet ka iyo buugag raqiisa

ü  Hadii aad rabto inaad noloshada hagaajiso bilow isbedelaada yar ee ad awoodo hada.

3 Dhibaatooyinka Ha u Arkin Caqabad ee U Arag fursad: noloshada waa safar aan mar walba toos ahayn waxay leedahay caqabado lkn caqabaduhu waaa fursado wax lagu barto dad badan ayaa dib u dhacooda u arka joojinta safarkooda halka kuwa gulaysta ay ka dhigtaan dhibaatoyinkooda casharo ay wax ku bartaan

Guuldaro kasrta waa cashar aad ka barankarto wax aad guul ku gaarto

 

Marka aad wajahdo caqabad ha niyad jabin halkii aad iska celin lahayd waydii naftada:

Maxaan kabaran kara dhibatooyinka?

4 Samee Tallabo Yar Maalin Kasta: Guushu ma timaado hal maalin gudaheed waxay timadaa marka aad sameyso tallaabooyin yaryar maalin kasta haddi aaad rabto inaad horumar gaarto maalin walba samee wax yar oo yar kugu dhiirigelinaya inaad horay u socoto

‘ xitaa hal tallaabo oo aad horey uqaado manta waxay kuu noqon kartaa guul weyn mustaqbalka”

Qor liiska waxayaabaha aad rabto inaad gaarto kadibna bilow inaad wax ka qabato hal shay maalintii

5 Iska Iloow wixii ku Dhaafay Kana Feker Mustaqbalka: dad bada ayaa noloshooda dib u dhigta iyagoo ka fikiraya wiixi ay horay u waayeen ama qaladaadkii ay galeen lkn haddii aad rabto guul wa inaad hore u socota. Wixii tagay tagay waxaa kaliya ee aad bedeli karto waa waxa aad manta samynayso

‘ Mustaqbalkaaga waxa sameynaya ficilada aad manta qaadayso”

Gunaanad

Hadii aaad sugayso waqti sax ah ama fursad fican , ha  sugin! Halka aad joogto waa halka ugu fican ee ad wax ku bilaabi karto ha ka cabsan guuldaro ha sugin fursad wayn hana niyad jabin . bilow hadda samee tallabo maalin kasta kana faaidayso waxa aad hasyato hada, Guushada waxay ku jirtaa aduga oo bilowga Sameeya manta

Post a Comment

0 Comments