LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

How to overcome lifes challenges and achieve success

 

Waxaan u kalaqadanayna labo qaybood oo kala ah side looga gudba caqabadaha  iyo sida loo gulayso 

Side looga gudba caqabadaha  waxa looga gudbikara qodobadan hoos kuqoran oo an kuso kobanay 3 qodob  

1 Inaad ku kalsonaato naftada: waxad u bahantahay ina diirada saarto awoodahaga iyo kalsonidada halka aad dirada sarilahayd caqabadaha kusowajahay.  waxad awood uledahay waxa ku fekerayso oo wad ka adkaankarta wax kasta xususi naftada qiimaha ay ledahay

Xita hada dareento niyaad jab xasusintada naftada iyo halka ad tagantahay aya ku horseedaya sida caqabadaha uga bixilahayd naftada dhiiri gali oo naftada jeclow

2 waxkabaro khaladadkaga : khaladadku waa wax wanagsan oo ad wax kabarankarto sii an uga hortagno inaan markale ku dhacno khaladkaas wa ina horrmarina caqligeena si an ugaarno gaono iyo xulasho wanaagsan koritaanku wuxu biloowda islamarkii ad aqoonsato khaladkaga iyo sida ad uga hortagilahayd in markale dhacaan

Qofkasta khalad ayuu sameya nolosha tani waa cadi lkn  sida wax ugbarto aya ah sida u hormariso noloshada

3 dhinaca wanaagsan ka eeg caqabada : kafikir mari ugu danbaysay ey kusowajahaday caqabad iyo waxa iskugu jawabtay hadi ad iskugujawabtay aniga wan daly oo ad is dhiibto waxay noqonaysa inadan meshada ka dhaqaqin oo ad is dhibto lkn wa ina caqabada cashar kabarata

 




Halkana waxan kuguqoray sida loo gulaysto

1 Tirada isku daygaga iyo inta jeer ad ku cel celiso : wax walba ad rabto ama wax walba oo guul laga garay wa walax dhoor jeer ama marar badan lagu celceliyey waayo waxay kaa cawinaysa mar walba ay wax ka haldaman oo ad ku celcliso akhiirka wxay noqdan wax miro dhal yeesha kana adkada wax hal mar laysku dayey

Ku celcelintu wa furaha guusha san waa ognahay dadka aduunka magaca kuleh wa dad khasaray kuceliyey kadib gulaystay

2 ogow waxa aad u qalanto hana ku qancin wax ka hooseeya: dad badan aya ku qanca waxa ay rabeen wx ka hoseeya hadhowna niyad ahan aysan ku niyad samayn oo dhaha halkan uma qalme wan iska joga mark wa inad marka hore dida waxa adan kuqanacsanyn ama mesha u qalanto meel an ahayn haku qancin

3 Diid Dadka ku niyad jabiya iyo dadka kuliida: dadku majecla in ay arkaan qof is bedelay tas bedelkeda marka gulaysatona dad badan ba ku sacab tumaya. marka dadka kuliida hadalkooda ha dhagaysan waxay ku dhahayan waxas waxba kama kenayso wad walatay iyo meel fariso lkn marnaba hadhagaysan oo lahow yool ad kugarayso hadafkaga guuleed xita hada kunjeer guul daraysato ha dhagaysan dadka waxan loo guldaraysan lamagaaro

4 Goanso ina dib u kacdo  markasta ad kufto: guush u waxay ay timada guuldarada kadib dad badan aya khasara lacago fara badan dad badan aya nolosha quus gaara lkn wax walba oo guul lagarabo khasaaro badan ba ka horeya ee aow qof marku khasaro ama guuldaro islamarkiba kaca oo ku celiya ama barta khaldkisi oo isku daygiina sii wada aya guul gara 


Post a Comment

0 Comments