LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

5 Stepst to manage your Time

5 Steps to manage your time

   

 

Marka u horaysa wa inaad ogaata qimaha u leeyahay wakhtigu hada ogato qimaha wakhtiga waxa kufuduanya ina mamushid wakhtigaga

 

1 waa ina ledahay jadwal ama note book: waxa uu ka cawinayaku inaad kuqoroto shaqoyinkaga adigo ukala horaysiinya say ukala muhiimsanyihiin  waxay ku fududaynaysa mamulida wakhtigaga oo waxay ka ilalin is dhexyaca iyo in wakhti malayacni kaga dhumo

 

2 Waa inaad sii sa wakhti go’an:  waxkasta ad qabanyso waa inaa sisa wakhti ugoan tuulase inaad dhahdo bari salad subax kadib mudo hal saca waxa qabanya wax akhris wa ina boogaga note ku qorata bari marka lagarana ad bilowda wax akhriski waxa kugu fududanaya mamulida timekaga

3 Lasocodka Sacada: waxa uu kaa caafiwanaya inaad ogato xiliga ad bilowday howshan waxay ka mid tahay mamulida wakhtigaga

4 ka fogow wax walba oo kasodhexgalikara wax qabadkaga: marka ad so samaysatay jadwal marka ad sogartay xiligi ad waxa kubalanatay qabanaysay iska ilaili wax walba oo kaso dhexgalikara

 bini adan ban nahay wax nusqana ma wayeyno lkn 90% isku day ina jadwalkaga dhinacna lagaga lexin waxay ku sahlaysa mamulida wakhtigaga iyo marayntisa

 

5 Jadwalkaga wa inu noqda mid ku xiso galiya ama dantada ah: badi waxa bulshadeena gadaal u dhiga wax an waxba kagalin bu wakhtigisa ku dhumiya ama wax usanba jeclayn lkn waxa ad qabanayso hada jeceshahay ama a danaynayso xiise ayey ku qabnaysa inad dhamystirkisa gaarto

 

Wakhtigaga Ha ahado mid ku leh mamulid iyo jadwal taxane ah

Post a Comment

0 Comments