Hadii aad rabto subax firfircoon oo aad mamaalintaada si
wanagsan ugu bilowdo raac talaabooyinkaan sahlan
1. Hora u ka coo ka fogoow dib seexashada:
iska ilaali inaad marar
badan alarm ka aad jarto ama iska damiso hadii aad hore u kacdo waxaad heli
doontaa waqti dheerad ah oo aad si wanagsan ugu diyaargarowdomalintaada
2. Jirkaaga biyo badan sii (Cab Biyo kulul ama caadi ah ):
Markaad hurdada ka kacdo jirkaaga wuu fuuqbaxsanyahy sidaa darted
biyo cab si aad tamar u hesho. Hadii aad liin ku darsato waxay ka caaawinaysa
dhefshiidka.
3. Samee Jimicsi fudud ama socod
Samee jimicsi fudud si dhigaaga si fican ugu wareego Tani
waxay kaa dhigaysa mid firfircoon oo maskax furan leh
4. Qorshee Maaliintaada oo kala Hormaro Howlaha:
Qor wax yabaha aad rabto inaad qabato maalintaas. Hadii aad
ledahay qorshe, waxaad si fudud u garanaysa howlaha mudnaanta leh adigoo waqti
lumis iska ilaalinaya
5. Cun Quraac caafimaad leh oo ka fogow Telefoonka:
Quraac caafimaad leh sida ukunta, miraha , ama shah waxay ka
caawineysa inaad tamar hesho . Ha iskaga bilaabin maalintaada adigoo isla
markiiba telefoonka iska firinata sababtoo ah waxay kaa jeedinaysaa howlahaaga
muhiimka ah.
Gunaanad
Hadii aad raacdo 5 taan talaabo subaxdaada waxay noqon
doonta mid wax soon saar leh, taaso kuu fududayn mid wax soo saar leh, taaso
kuu fududayn doonta guusha
Malintaada oo dhan.
Talo: ku dadal cuno caafimadleh waxay ka cawinaysa caajis
la’an iyo inaad fududaato
Halakan waxa ka daawata cuno caafmad leh si fudud aad u
diyarsankarto adoon dab galin kana dhergikarto
0 Comments