LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

5 Steps To achieve success and Personal Growth

 



Guushu waa mid la dhisi karo, lagama dhaxlo qoyska ama saxiibadada, dadka nolosha guulaysta waxay raacaan qorshe cad oo ku salaysan dadaal joogto ahh, Samir iyo horumarin nafsi ah. Hadii aad rabto inaad guulaysato oo aad naftada kobciso, waxaad u baahan tahay inaad qaado tallabooyinkan saxda ah. Maqaalkan waxaan kugu sharaxayna 5 talaaboo oo la isku haleyn karo si aad u gaarto guul iyo koboc shahsi ah.

 

1.      Qorshe Yoolkaaga

Hadii aad rabto guul, waa in aad ogaata halka aad u socoto. Dadka guulaysta waxay leeyihiin hadaf cad oo ay la socdaan si joogta ah

                Maxaad samayn kartaa?

·         Qor yoolkaaga

·         Kala hormari waxa muhiimka ah

·         Isticmaal habka SMART ah

Tusaale: hadii aad rabto in aad noqoto blogger gulaysta ha dhihin waxaan raba inaan blog yeesho ee dheh waxan raba inaan bishi qoro intaas oo maqal yacni waa yool cad

2.      Maskax Guulaysan ku fakar

Guushu waxay ku bilaabata maskaxda. Hadii aad amiinto in aad gulaysan karti, waaxd heli doontaa tamara ad ku shaqayso

Maxaad Samayn karta?

·         Isku day inaad ka fikirto guushada malin kasta

·         Ka fogow fikirka xun iyo shakiga

·         Akhri buugaag dhirigalin leh, sida Thinks and Grow Rich

      Xasuusnow: Hadii aad maskax ahaa is dhiibto nolosha horumar ma yeelan doonto

3.      LA saxiib Dad ku Dhiri Galiya:

Dadka aad la joogto waxay saamayn wayn ku leeyihiin  guushaada  hadii aad la saxiibto dad dadaal badan adigana waad fir firconi badnaa naysaa  

Maxa kula guud boon hadaba?

·         La saaxiib dad hormar samynaya

·         Raadi qof ka caawinkara inuu kula wadaago talooyin

     Xasuusnow: Hadii aad rabto inaa guulaysato dad guulaystay la saxiib

4.      Qabso Howlahaaga Maalinkasta:

Wax walba waxay u bahan yihiin ficil.Hadii ad rabto guul wa inaad si jogta ah u shaqayso

Maxaad Samyn Karta?

·         Iska yaree dib u dhigista

·         Maalin walba wax qabo xita hadii ay yartahay

·         Xasuuso in hormarku ku yimaado tartiib tartiib

Talo: wax walba jogtaynta ku cel celinta iyo samirka ayeey ku yimadaan

5.      Ha is Dhiibin (Never Give Up)

Guushu ma imanayso hal maalin balse waxay u bahan tahay dulqaad iyo adkaaysi . dadka guulayta wa kuwa an marnaba is dhiibin

 

6.      Maxaad samynkarta hadab?

·         Ogow in guushu ay qaadan karto bilo ama sanado

·         Ka baro khaladadkaga cashar intii aad niyad jab ka qaadilahayd

·         Hadii aad ku fashilanto halmar isku day mar kale

Xasuuso: Qofkasta oo guulaysta wuxu guul daraystay marar badan balse ma usan joojin dadalka (Marka kuftaba KA Kac)

Gunaanad

HAdii aad rabto guul iyo kobac shakhsii ah waa inaa yeelata hadaf cad, Maskax guulaysan, saxiib wanaagsan, ficil joogto ah iyo dulqaad, Hasugin fursad ee bilow manta! Guushadu waxay bilaabanaya gooanka aad manta qaado

Post a Comment

0 Comments